Hot Topics

Wasaarada Arimaha Gudaha oo go’aan kasoo saartay fariisinta Golayaasha Deegaanka

Wasaaradda Arimaha Gudaha Puntland ayaa maantay war kasoo saartay Fariisinta iyo dhaarinta Golayaasha degaanka Degmoyinka Puntland.

Juxaa hadii loo daayo fariisinta Golayaasha Deegaanka,waa guulaysanayaan oo waxay noqonayaan Dimuqraadiyad sax ah.

Hadiise lagu sii socdo bahdilida iyo awood ka qaadida lagu hayo Juxaa,waxay ku danbayn doonaan fashil iyo waxii ka dhacay Degmada Waaciye.

Majiri karto Xisbiya heshiiya ee waxaa jiri kara Cod lagu kala baxo.

Go’aan masiiriya,ayuu qaatay Wasiirka Arimaha Gudaha Juxaa,waana ku laabasho doorashada Degmada Waaciye.