Hot Topics

Saadaasha Hordhaca ah Ee Doorashada Madaxweynaha Puntland

Kadib Doorashadii Gudoonka Baarlamaanka oo ugu qabsoontay Madaxtooyada siday uqorshaysatay,waxay ugudubtay qorshaha Labaad iyo Doorasahada Madaxweynaha….

Saadaasha hordhaca ah”

Wareega 1-Aad.

1.Deni 29-Cod.
2.Xasan Shire 15-Cod.
3.Abshir Huruse 11-Cod.
4.Axmed Cawad. 7-Cod.

Wareega 2-Aad?

1.Deni 36-Cod.
2.Xasan Shire 19-Cod.
3.Abshir Huruse 11-Cod.

Madaxweynaha Dowlada Puntland 2024-2029.

Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa saadaasha hordhaca ah ee Caawa ay tilmaamaysaa.

 

Jibril Qoobey.