Hot Topics

Maxaa ugu danbeeyay saadaasha Olalaha Doorashada Madaxtooyada Puntland

Madaxweynaha Dowlada Puntland 2024-2029.

Yaa doortay?

12-Xildhibaan Gobolka Mudug.
18-Xildhibaan Gobolka Bari.
8-Xildhibaan Gobolka Sanaag.
15-Xildhibaan Gobolka Sool.

Hal Guri oo ka mid ah Guryaha Olalaha Deni ka socdo,waxaa ku sugan 38-Xildhibaan.

Musharax Cawad,wuxuu ku biiray Deni,wuxuuna qaatay heshiis.

Wax dhaqaale bixiyay ilaa iyo hada,waxaa jira Guuleed Saalax oo Sadex Xildhibaan siiyay midkiiba $50-kun,kuwaasoo ka kala yimid Laba Nugaal ah iyo Mid Reer Bari ah.

Kani galbay.

Hanbalyo Madaxweyne Deni.

Jibril Qoobey.