Hot Topics

Xoghayaha Arimaha Dibada Maraykanka oo socdaal ku maraya Afrika

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa soo geba-gebeeyay socdaal uu ku tagay afar waddan oo taageera dimoqraadiyadda oo Afrika ah.

Blinken ayaa la kulmay madaxda Angola si uu u muujiyo sii kordhinta iskaashiga mashruuca kaabayaasha tareenka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka