Hot Topics

Maxay ka tiri Koonfur-Afrika go’aanka Maxkamada Danbiyada dagaalka Ee ICJ?

Madaxweynaha Koonfur Africa Cyril Ramaphosa,ayaa Jimcihii shalay ku amaanay Maxkamadda Caalamiga in ay xaq u aragtay, xukunna ay ka ridday kiis dacwo ah oo ay ka gudbisay Israa’iil.

ICJ,ayaa Shalay xukmisay in Israa’iil ay qaaddo tallaabooyin ay uga fogaaneyso dhimashada dadka rayidka ah ee Qasa, islamarkaana ay u oggolaato gargaarka bani’aadnimo.

Cyril Ramaphosa waxa uu sheegay in Koonfur Africa ay dhinaca kale si weyn uga niyad jabsantahay in maxkamadu aysan Israa’iil ku amrin in ay si deg deg ah Xabadda u joojiso.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka