Hot Topics

Golaha amaanka Qaramada Midoobey oo ka Shiraya Dhacdooyinka amaanka Ee Geeska Afrika

Golaha Ammaanka ee QM,ayaa kulan ka yeelanaya xiisada u dhexeysa Somaliya iyo Itoobiya ee ka dhalatay heshiiska ay la gashay SL.

Muranka,ayaa ka dhashay kadib markii Itoobiya ay horraantii bishan heshiis is-afgarad ah la saxiixatay Somaliland oo 30-Sano baadigoob igu jirta Madaxbanaani ay ka hesho Somaliya inteeda kale.

Kulanka oo dhacaya isniinta maanta ah,ayaa looga hadli doonaa dhacdooyinka Geeska Afrika.