Hot Topics

Ku dhawaad $2-Bilyan ayay dalbadeen QM iyo Hay’adaha gargaarka Ee Somaliya

Qaramada Midoobay iyo Hey’adaha Samafalka,ayaa codsaday in lagu taageero dhaqaale xoog leh oo ay wax uga qabtaan baahiyaha gargaar ee Somaliya Sanadka 2024.

“Waxaa loo baahan yahay $1.6 bilyan oo doollar, si loo caawiyo 5.2-Milyan oo Soomaali ah oo u baahan badbaado.”Ayay ku yiraahdeen Qoraal kasoo baxay.

 

Halkan ka akhriso:-