Hot Topics

Madaxweynaha Somaliya oo la kulmay Madaxda Talyaaniga

Madaxweynaha Jamhuiriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud,ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga kulamo kula qaatay Madaxweynaha dalkaasi mudane Sergio Mattarella iyo Ra’iisul Wasaare Giorgia Meloni.

Arimo ay ka wada hadleen,waxaa ugu weynaa,sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga iyo xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga.