Hot Topics

Ingiriiska oo ay ubadan tahay in uu aqoonsado Wadan Falastiin leedahay

Xoghayaha arrimaha dibedda ee Britain David Cameron ayaa sheegay in ay u badan tahay in Britain ay u aqoonsato Falastiin wadan madaxbanaan.

Cameron waxa uu soo jeediyey in loo baahan yahay in Falastiin la siiyo dowladnimo, si loo dhiiri geliyo xasillooni ka dhalata Gobolka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka