Hot Topics

Video:-Cumar Cabdirashiid”Abiy wax walba,ayaa kusoo rooba ee waa in la diyaar garoobaa”.

Waraysi qiimo leh oo ku saabsan dhawr arimood,ayuu bixiyay Cumar Cabdirashiid….

1.Badda iyo damaca Itoobiya.

2.R.Galbeedka qaybta ay ku leeyihiin hanka Itoobiya ee Badda.

3.Abiy iyo waxa kusoo rooba.

4.Quwad shisheeye oo Sxb ah ma ubaahan tahay Somaliya?.

5.Somalida iyo siday Wadankooda ubadbaadsan karaan.

Waraysi dhaxalgal ah oo Jiilkan iyo kan danbe anfacaya,ayuu reebay Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka