Hot Topics

Taliska PSF iyo Madaxtooyada Puntland oo heshiis wada gaaray

Ciidamada PSF;waa la xaliyay wax walba oo dhexyaalay Madaxtooyada Puntland……..

B.Waxaa loo fasaxayaa Shaqadoodii si rasmiga ahayd.

T.Waxaa loo fasaxayaa wada shaqayntoodii Maraykanka.

Dhankooda maxay aqbaleen?

B.In ay ilaaliyaan oo ixtiraamaan Nidaamka Dowliga ah,gaar ahaan Madaxtooyada iyo Awaamiirteeda.

T.In ay kasoo guuraan Xaafuun iyo goobaha kale ee aysan Dowladu u amrin.

Talyaha PSF Maxamuud Diyaano,wuxuu Garowe kula kulmayaa MW Deni maalinka Berri foog ah ama kasoo laabadka Laascaanood.

MW Deni,wuxuu sameeyay Shaqo Nabadoonimo oo baaxad leh kadib dib udoorashadiisii.

JQ.