Hot Topics

Xisbiga Mideeye iyo Madaxtooyada PL oo soo afjaray khilaafkoodii

Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Xisbigan Asad Cismaan Diyaano iyo MW Deni oo aad ukala fogaa waa heshiiyeen si buuxda.

Heshiiska Madaxtooyada iyo taageerayaasha Xisbigan,waa baaxad weynaa marka laga soo tago arimaha laga xusi karo ee kala ah…..

B.In Xisbigu qaato doorkiisa Dimuqraadiyada PL.

T.In laga wada qaybgalo doorasahada Sadexda Degmo ee ka harsan Golayaasha Deegaanka.

J.In Golaha Wasiirada cusub laga siiyo Xisbiga Mideeye Wasiir muhiim ah.

Wasiirka Xisbiga la siinayo,waxay ubadan tahay in loo dhiibo Dhaqaaje,kaasoo noqon kara Amniga.

Xisbiga talada haya,waxaa looga yaqaan guud ahaan Geeska Afrika MW markaa Kursiga ku fadhiya Beeshiisa hoose,waana muhiim in uu Gacanta ku haysto.

JQ.