Hot Topics

Waa kuwee jihooyinka fulin kara weeraraka Xeraada Imaaraadka?

Marka laga soo tago sheegashada weerarkan ee  Alshabaab oo ah koox siyaabo kala duwan loo isticmaalo Afar jiho ayay ka imaan karaan weerarka ka dhacay Xerada Jeneral Goordan ee Muqdisho…..

1.Qatar oo loolan kula jirta Imaaraadka.

2.Itoobiya oo khalkhal gelinaysa Booqashada MW Masar ee Muqdisho.

3.Kacdoon ka dhashay Dhulka Dowlada ee laga saarayo Beelaha Habar-gidir.

4.Villa Somaliya oo laftigeedu xumayn karta Imaaraadka.

Weerarkan,wuxuu saamayn ku yeelan karaa taageerada Imaaraadka ee Ciidamada DFS hoos taga kuwaasoo gaaraya 12-kun oo Askari.

Somaliya,waa Dal farooje ah oo cid walba ka adeegan karto lagana fulin karo qorshe kasta oo xumaan ah.

JQ.