Hot Topics

Madaxweynaha Masar oo baajiyay booqashadiisii Somaliya

Madaxweyne Sisi,waa hakiyay imaanshihiisii Somaliya ee Maanta qorshaysnaa.

Waxaa muuqata in weerarkii xalay hadafkii looga Dan lahaa ufulay sidii la rabay,taasoo ahayd…

1.In lagu baajiyo socdaalka MW Masar ee Somaliya.

2.In la waxyeeleeyo danaha Imaaraadka ee Somaliya.

Baaqashada MW Masar,waxay la xiriirtaa shaki dhanka amaanka ah oo ka yimid weerarkii Xalay,waxaana dib loo eegayaa xili kale oo ku haboon oo ayba dhici karto in ay noqdaan maalmaha soo aadan,sida wararku sheegayaan.

Somaliya soo kabashadeeda Dowladnimo ayay baaqashada MW Masar iyo weerarkii Xerada Jen.Gordan ay dib udhac ku tahay.

JQ.