Hot Topics

Maxay ka tiri Wakiilka QM dib u Eegista Dastuurka iyo heshiiska SL iyo Itoobiya?

“Dastuurka,waxaan ku dhiirigelineynaa dhammaan dhinacyada inay isku tanaasulaan si loo dhameystiro geeddi-socodka dastuurka. Haddii aan la helin dastuur loo midaysanyahay, Soomaaliya waxay noqonaysaa mid u nuglaata dhibaatooyin joogto ah marba hadii aan loo haynin xeerar la isku raacsanyahay oo lagu xaliyo caqabadaha,” Catriona Laing ayaa sidaas u sheegtay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka