Hot Topics

Maraykanka oo ka hor yimid Xabad joojin Laga dhaqangeliyo Qasa

Maraykanka,ayaa Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay u soo jeediyay qaraar qabyo ah oo ku baaqaya Xabbad-joojin ku meel gaar ah oo laga sameeyo Qasa.

Halka Mareykanka diiday qaraar kale oo qabyo ah – oo ka yimid Aljeeriya kaasoo oo ku baaqaya xabbad-joojin bini’aadannimo oo degdeg ah.

Halkan ka daawo muuqaalka