Hot Topics

Khilaafka Xasan iyo W.Shidaalka oo sababay in la buriyo heshiiskii Liberty

Warqada lagu burinayo heshiiska Shidaal ee Wasiirka Batroolka Fadaraalku la galay Shirkada Liberty ee Maraykanka ah waxa ay si sax ah uga soo baxday MW Xasan.

Xaafiiska Ra’isalwasaaraha Warqada waa lasoo dhexmarsaday ee ma’ahan waxa ka masuuliyad ahaan,isagu soo saaray.

Wasiirka Batroolka iyo MW Xasan,ayaa si weyn iskugu dhacay oo isqabtay,waana waxa sababay in Warqadan lasoo saaro.

Halkan a akhriso:-