Hot Topics

Ku dhawaad 50-Qof oo ku Geeriyooday weerar ka dhacay Moscow

Dabley hubeysan,ayaa rasaas ku furay hoolka riwaayadaha ee magaalada Moscow, halkaasoo ay ku dhinteen ugu yaraan 40-Qof, halka 100 kalena ay ku dhaawacmeen.

Kooxda Daacish ayaa sheegatay mas’uuliyadda.