Puntland oo soo saaraysa mowqifkeeda waxka badalka Dastuurka

Waa muhiim in aan markale Somalida iyo caalamka ucadayso mowqifkeeda Puntland ku aadan ku falaadida Dastuurka ee MW Xasan Shiikh.

Halka ay PL taagan tahay in markale la maqlo,waxay sal unoqon doontaa go’aamada BC ee mustaqbalka.

Sidoo kale,waxay jihaynaysaa Shacabka reer Puntland oo ubaahan in mar walba ay helaan xog iyo tilmaan.

Si la mid ah Bulshada Somaliyed,ayaa ogaanaysa halka ay taagan tahay Puntland.

Waa muhiim in Dowlada Puntland war kasoo baxo xiligan.

JQ.