Hot Topics

Somaliland iyo Imaaraadka oo kala saxiixday heshiis Caalamiya

Jamhuuriyada Somaliland iyo Jamhuuriyada Isutaga Imaaraadka Carabta,waxay kala saxiixdeen heshiis Tamarta ah si buuxda.

Heshiiskan,waxuu wax ka tarayaa maalgashiga iyo baahida Tamarta ee Somaliland ka jirta.

Saxiixa heshiiskan laguma tixgelin maqaamka ay sheegato Dowlada Sharciyada lumisay ee Villa Xamar.

Sidoo kale,waxaa dhawaan kusii jeeda Imaaraadka wefti ka socda Dowlada PL ee Madaxa banaan,waxayna heshiis dhawr ah la geli doontaa Dowlada Imaaraadka.

Waa wax weyn in loo helo maalgashi Tamareeed Geeska Afrika.

Su’aaha meesha ku jirta,waxay tahay Imaaraadka Safiirkooda Xamar ma cayrin doontaa Dowlada Sharciyada lumisay ee Xamar?

JQ.