Hot Topics

Shariif iyo Xasan oo kulankoodii fashil kusoo idlaaday

Madaxweynihii hore Shariif Shiikh Axmed,ayaa war saxaafadeed ka soo saaray kulankii ku dhex maray isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Magalada Nayrobi.

Shariif,ayaa sheegay in dhammaan Qodobadii ay ka doodeen ay xal ka gaari waayeen.

 

Halkan ka akhriso:-