Hot Topics

Maxaa looga xaajooday kulanka Golaha Wasiirada Puntland?

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland.

Kulanka ayaa looga hadlay xaalada guud ee Amniga, Waxbarashada, Arrimaha Cadaalada, warbixin ku aadan banaynta dhulka Biyo mareenka ah ee Qardho, Qarshaha bandhiga jiheynta Hay’addaha dowladda iyo qodobo kale.