Madasha Difaaca Puntland oo kulankeedii koobaad xalay qabatay,ayaa laysku waydaarsaday arimaha masiiriga ah ee taagan..
Qodobada laga dooday,waxaa ugu waa weynaa..
1.Doorashada.
2.Sicirka
3.Amaanka.
4.Midnimada
Doodan,waxaa ka qaybgalay masuuliyiin xilal haya,kuwa soo qabtay,haldoor bulsho,Musharixiin iyo aqoon yahano..
B.Burhaan Dio Mio
2.Wasiir Ilyaas Dinix
3.Xildhibaan M.Shiike
4.Sarkaal Gaawiido.
5.Boqor Hanad
6.Ganacsade M.Mire.
Halkan ka daawo muuqaalka