Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐ƒ๐ข๐Ÿ๐š๐š๐œ๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐‡๐š๐ฐ๐ฅ๐ ๐š๐ฅ๐ฅ๐จ ๐Š๐š ๐’๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐‚๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐œ๐จ๐จ๐ฅ ๐ž๐ž ๐“๐จ๐ ๐ ๐š ๐Œ๐ข๐ข๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ž
    Puntland

    ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐ƒ๐ข๐Ÿ๐š๐š๐œ๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐‡๐š๐ฐ๐ฅ๐ ๐š๐ฅ๐ฅ๐จ ๐Š๐š ๐’๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐‚๐ž๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐œ๐จ๐จ๐ฅ ๐ž๐ž ๐“๐จ๐ ๐ ๐š ๐Œ๐ข๐ข๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ž

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 6, 2025Updated:April 6, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    ๐Œ๐ข๐ข๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ž: ๐Ÿ” ๐š๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ ,๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“:-ciidamada difaaca dawladda Puntland oo hawlgallo lagu baadi goobayo firxadka kooxaha argagixisada Daacish ka sameeyay Ceelka Bacool ee Togga Miiraale.

    Ciidamada ayaa intay hawlgallada kujireen gacanta ku dhigay 6-kamida gaadiidka Buuraha(๐€๐–๐‘) oo ay isticmaali jireen kooxaha ku dhuumaalaysanaya Calmiskaad gaar ahaan aagga Miiraale.

    Sidookale ciidamadu waxay gubeen ๐ญ๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ฒ๐จ kooxahu ay ku lahaayeen Bacool dhinaca kalana waxay gaareen talisyo ay duqeeyeen saaxiibada dhanka cirka ka saacidaya hawlgalka ๐‡๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐œ halkaas oo lagu gaarsiiyay argagixisada jab xooggan.

    Ciidamadu intii ay kujireen hawlgallada majirto wax iska caabin ah oo ay kala kulmeen argagixisada, Duleedka Miiraale oo ahaa taliskii udanbeeyay ee kooxaha taagta daran kulahaayeen Calmiskaad oo aysan iska caabin kuwajihin ciidamadu ayaa muujinaysa jabka gaaray argagixisada taas oo ka dhigan dhammaadka kooxda Daac1sh ee Puntland iyo gabogabada wajiga 3-aad oo meel fiican maraysa.

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    The Intricate Web of Power: Djiboutiโ€™s Influence, Somali Governance, and Allegations of Corruption

    November 9, 2025

    Maxay Maraykanka uga dhigan tahay udoorashada Duqa New York Mamdani?

    November 9, 2025

    Isdhaafsiga ganacsi ka dhexeeya Somaliya iyo Imaaraadka Carabta?

    November 9, 2025
    Latest Posts

    African Union Commission Welcomes South Africa as G20 Chair and Host.

    The Intricate Web of Power: Djiboutiโ€™s Influence, Somali Governance, and Allegations of Corruption

    Maxay Maraykanka uga dhigan tahay udoorashada Duqa New York Mamdani?

    Isdhaafsiga ganacsi ka dhexeeya Somaliya iyo Imaaraadka Carabta?

    Faallo:-Dhibaatada laga dhaxlay Hubka Jimcaale iyo talada Aaran-jaan?

    Maxaa ka jira dacaayadaha laga sameeyo diyaaraadaha taageera Ciidamada PL?

    Faallo:-Loolanka Quwadaha Ee Geeska Afrika iyo doorka Puntland?

    Exclusive: Somali ISIS Leader Allegedly Moved to Qatar as Investigations Probe Secret Transfer Mogadishu,Somalia

    Djibouti at a Crossroads: The presidential transition crisis ahead of April 2026 elections

    U.Sโ€“Sudan Relations,By U.S. Embassy in Khartoum

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.