Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»ð’𝐇𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐋𝐀𝐓𝐀𝐒𝐇𝐈𝐆𝐀 𝐗𝐈𝐒𝐁𝐈𝐘𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐒𝐈𝐘𝐀𝐀𝐒𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐏𝐔𝐍𝐓𝐋𝐀𝐍𝐃 𝐄𝐄 𝐐𝐀𝐁𝐘𝐀-𝐐𝐎𝐑𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐐𝐎𝐑𝐒𝐇𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀
    Puntland

    𝐒𝐇𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐋𝐀𝐓𝐀𝐒𝐇𝐈𝐆𝐀 𝐗𝐈𝐒𝐁𝐈𝐘𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐒𝐈𝐘𝐀𝐀𝐒𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐏𝐔𝐍𝐓𝐋𝐀𝐍𝐃 𝐄𝐄 𝐐𝐀𝐁𝐘𝐀-𝐐𝐎𝐑𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐐𝐎𝐑𝐒𝐇𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 18, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    𝐒𝐇𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐋𝐀𝐓𝐀𝐒𝐇𝐈𝐆𝐀 𝐗𝐈𝐒𝐁𝐈𝐘𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐒𝐈𝐘𝐀𝐀𝐒𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐏𝐔𝐍𝐓𝐋𝐀𝐍𝐃 𝐄𝐄 𝐐𝐀𝐁𝐘𝐀-𝐐𝐎𝐑𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐐𝐎𝐑𝐒𝐇𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝟐𝟎𝟐𝟓-𝟐𝟎𝟐𝟗.

    ð‘Ū𝒂𝒓𝒐𝒐𝒘𝒆, December 18 2024: Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Doorashooyinka Puntland Mudane Cabdinuur Sheekh Maxamed Isxaaq, ayaa maanta shir Guddoomiyay Shirka Xisbiyadda Siyaasadda Puntland iyo PEC.

    Guddoomiye kuxigeenka oo furay kulanka ayaa sheegay in ay uga wada hadlayaan qabyo-qoraalka qorshe hawleedka Guddiga ee 5-ta sano ee soo socda (𝟐𝟎𝟐𝟓-𝟐𝟎𝟐𝟗), kaas oo ay qayb ka yihiin Xisbiyadda Siyaasaadda iyo daneeyayaasha Doorashooyinka qof iyo codka ah, qorshahan-na ay usoo bandhigi doonaan inta uu qabyo qoraalka yahay dhammaan cid walba oo ay qusayso oo ugu horeeyaan Xisbiyadda Siyaasadda, Ururadda Bulshada rayidka, Golayaasha Dowladda, daneeyayaasha arimaha dimoqraadiyadda Puntland ee maxaliga ah iyo kuwa caalamiga ah si ay ugu darsadaan afkaartooda iyo talooyinkooda.

    Wakiiladda Xisbiyadda oo dhankooda hadlay kadib markii losoo bandhigay qabyo-qoraalka qorshaha Guddiga ayaa sheegay inay aad ugu faraxsanyihiin Guddigu xili horaba shaqadooda bilaabaan qorshahana yahay mid ku haboon qabashada hawlaha horyaala, sidoo kale waxa ay ku darsadeen fikradahooda ku aadan waxyaabaha ubaahan in wax laga badalo ee caqabadda ku ahaa doorashooyinkii golayaasha degaanka xiliyaday dhacayeen oo ugu horeyso; wacyigenlinta, diinwaangelinta iyo doorashadaba. sidoo kale waxay su’aalo la xiriira qorshaha waydiiyeen Guddiga.

    Ugu danbeyn Xoghayaha, Xubnaha iyo Guddoomiye Kuxigeenka Guddiga ayaa Wakiiladda Xisbiyadda uga mahadceliyay kasoo qaybgalka shirkan muhiimka u ah Geeddi socodka Hannaanka Dimoqraadiyadda Puntland.

    -DHAMMAAD-
    𝘟ð˜Ē𝘧𝘊𝘊ð˜ī𝘎ð˜Ē 𝘞ð˜Ēð˜ģ𝘧ð˜Ēð˜Ē𝘧𝘊ð˜Ŋð˜ĩð˜Ē 𝘊𝘚𝘰 𝘟𝘊ð˜ģ𝘊𝘊ð˜ģ𝘎ð˜Ē 𝘉ð˜ķ𝘭ð˜īð˜Đð˜Ēð˜Ĩð˜Ē 𝘎ð˜ķð˜Ĩð˜Ĩ𝘊ð˜Ļð˜Ē 𝘋𝘰𝘰ð˜ģð˜Ēð˜īð˜Đ𝘰𝘰𝘚𝘊ð˜Ŋ𝘎ð˜Ē 𝘗ð˜ķð˜Ŋð˜ĩ𝘭ð˜Ēð˜Ŋð˜Ĩ
    #ð˜đð˜Ēð˜ē𝘊𝘊ð˜Ŧ𝘊_ð˜đð˜Ēð˜ēð˜Ēð˜Ēð˜Ļð˜Ē_ð˜Ūð˜ķð˜ļð˜Ēð˜Ēð˜Ĩ𝘊ð˜Ŋ𝘊ð˜Ū𝘰
    #ð˜Ļ𝘰ð˜Ēð˜Ēð˜Ū𝘊_ð˜Ūð˜Ēð˜ī𝘊𝘊ð˜ģ𝘎ð˜Ēð˜Ēð˜Ļð˜Ē_ð˜Ūð˜ķð˜īð˜ĩð˜Ēð˜ēð˜Ģð˜Ē𝘭𝘎a

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.