Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»𝐖𝐚𝐫𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐣𝐚𝐝𝐰𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐚𝐡𝐧𝐚 𝐃𝐮𝐪𝐚 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚𝐜𝐲𝐨.
    Puntland

    𝐖𝐚𝐫𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐣𝐚𝐝𝐰𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐚𝐡𝐧𝐚 𝐃𝐮𝐪𝐚 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚𝐜𝐲𝐨.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 3, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    𝐖𝐚𝐫𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐣𝐚𝐝𝐰𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐚𝐡𝐧𝐚 𝐃𝐮𝐪𝐚 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚𝐜𝐲𝐨.

    Ku: Guddoomiye ku xigeenka Degmada Gaalkacyo ahna ku simaha Duqa Degmada.

    Ku: Dhammaan xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

    Og: Iskuduwaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Gobolka Mudug.

    Og: Guddoomiyaha Gobolka Mudug.

    Og: Madaxweynaha Dawladda Puntland

    𝑼𝒋𝒆𝒆𝒅𝒅𝒐: 𝑾𝒂𝒓𝒈𝒆𝒍𝒊𝒏 𝑱𝒂𝒅𝒘𝒂𝒍𝒌𝒂 𝑫𝒐𝒐𝒓𝒂𝒔𝒉𝒂𝒅𝒂 𝑮𝒖𝒅𝒅𝒐𝒐𝒎𝒊𝒚𝒂𝒉𝒂 𝑮𝒐𝒍𝒂𝒉𝒂 𝑫𝒆𝒆𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝒂𝒉𝒏𝒂 𝑫𝒖𝒒𝒂 𝑫𝒆𝒈𝒎𝒂𝒅𝒂 𝑮𝒂𝒂𝒍𝒌𝒂𝒄𝒚𝒐.

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland, waxay ku wargelinaysaa dhammaan xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug in ay u diyaar garoobaan doorashada Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Duqa Degmada Gaalkacyo oo dhacaysa maalinta Sabtida ah ee ku beegan 𝗦𝗲𝗽𝘁𝗲𝗺𝗯𝗲𝗿 𝟭𝟯, 𝟮𝟬𝟮𝟱, Jadwalka Doorashaduna wuxuu noqon doonaa sidaan hoose:-

    𝗝𝗮𝗱𝘄𝗮𝗹𝗸𝗮.

    1. Diyaar garowga Xubnaha Golaha Deegaanka 𝗦𝗲𝗽𝘁𝗲𝗺𝗯𝗲𝗿 𝟬𝟯, 𝟐𝟎𝟐𝟓. ilaa 𝗦𝗲𝗽𝘁𝗲𝗺𝗯𝗲𝗿 𝟏𝟮, 𝟐𝟎𝟐𝟓.
    2. Dhaarta iyo doorashada Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Duqa Degmada Gaalkacyo 𝗦𝗲𝗽𝘁𝗲𝗺𝗯𝗲𝗿 𝟭𝟯, 𝟐𝟎𝟐𝟓. ▪︎▪︎▪︎DHAMMAAD▪︎▪︎▪︎

    XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DPL.

    Website: moifad.pl.so

    Facebook: https://www.facebook.com/Moifad.

    Twitter https: https://x.com/MOIFAD.

    Tiktok: https://www.tiktok.com/@moifad1.

    Instagram:https://www.instagram.com/moifad_dpl..

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.