War Qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Africom,ayaa ku baaqay in la qaboojiyo xiisada siyaasadeed ee Somaliya,islamarkaana aan Ciidamada Dowlada laga leexin dagaalka ay kula jiraan argagixisada.
βWaxaan ku baaqaynaa in la dejiyo xiisadaha siyaasadeed ee Somaliya, Ciidamada Somaliya waa inay diirada saaran khataraha amni ee ay ugeysanayaan kooxaha argagixisada ah shacabka aan waxba galabsan,βAyaa lagu yiri qoraalka.

