Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»12-ka Oktoobar waa Maalinta Calanka Buluuga ah Ee Somaliyed
    Puntland

    12-ka Oktoobar waa Maalinta Calanka Buluuga ah Ee Somaliyed

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maanta oo kale,waxaa mudnaanta leh in la xuso Maxamed Cawaale Liibaan rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo oo ahaa hindisihii Calanka.

    1954-tii kala Doorashadii Calamada lasoo bandhigay,ayaa lagu qaatay Calanka Buluuga ah ee Xidigta 5-ta Gees leh dhexda kuwata.

    Calanka Buluuga ah,weli,waa astaanta Qaranka iyo Dugsashada Sinjiga Somaliga ah si walba oo uu xaalku adag yahay.

    64-Sano kadib Xoriyadii Somalidu Gobanimo kuma noola,waxaana tusaale u ah Ninkii Calanka ku astaysnaa in uu ku Geeriyooday Qurbe uu gabaad ka raadiyay.

    Calankeenoow Cawaale,waxa uu ku dhashay Mudug,waxa uuna ku Geeriyooday Canada.

    Isku soo wada duuboo jiritaanka Qaran mideeya Somalida,weli,waa muhiim.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.