Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni iyo khudbadiisii Shalay foog
    Puntland

    Madaxweyne Deni iyo khudbadiisii Shalay foog

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 22, 2024Updated:May 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    State- hebel markaan Doorasho magelayee hal sano ayaan siiyey, Labo sano ayaan siiyey, saan ayaan yeellaya, waxay la micno tahay , sharciyada oo burburtay oo dadkiina iska daawanayaan”Ayuu yiri MW Deni.

    Waxa uu uduurxulay DG Koonfurta,gaar ahaan Jubaland.

    Sidoo kale,waxa uu toos uweeraray Xasan Shiikh iyo Siyaasadiisa.

    PL,ayuu mowqifkeeda cadeeyay oo ubayaaniyay BC iyo Somalida kale.

    Arinka xusida mudan,ayaa ah khatarta amni ee PL uga imaanaysa Xamar oo Xasan Shiikh maalginayo,taasoo gaarsiisan in MW PL Afkiisa kaga dhawaaqo.

    Khudbada Deni,waxay midaynaysaa Shacabka PL gudo iyo dibad,waxayna sii go’doominaysaa Xamar iyo kuwa ay adeegsanayso.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1793303837207351563?t=OQnqTJwX3_uoZ23jyra7hQ&s=19

    “La isma muquunin karo, la’ ismana dardari karo, dalkaan meesha uu aadayo ha laga wada hadlo, Puntland waxay diyaar u tahay garnaqsi” Ayuu yiri M.Deni

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1793303837207351563?t=tjbWwq0YQqzTWpoq-rLrlA&s=19

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.