Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay kawada hadleen Puntland iyo weftiga Qaramada Midoobey?
    Puntland

    Maxay kawada hadleen Puntland iyo weftiga Qaramada Midoobey?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 13, 2024Updated:July 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wefti sare oo uu hogaaminayo Wakiilka QM ee Somaliya James Swan,ayaa soo gaaray Caasimada Puntland ee Garowe.

    Arimaha ay kawada hadleen,ayaa kala ahaa…

    1.Amaanka,si gaar ah rabashadaha ka dhasha muranka Dhulka oo ay ugu danbaysay dagaalkii Mudug iyo la dagaallanka argagixisada.

    2.Dimuqraadiyada oo Sadexdii Degmo ee udanbeeyay Doorashadii Golayaasha Deegaanka la qabanayo 23-ka Bishan.

    3.Horumarinta iyo Gargaarka bini’aadantinimo.

    4.Arimaha Qaran ee hortabinta leh ee kala ah..

    B.Dagaalka Shabaab.
    T.Dib u Eegista Dastuurka
    T.Doorashada soo socota
    J.Wada Shaqaynta DF iyo Dowladaha Xubnaha ka ah,gaar ahaan PL iyo DF.

    Puntland,waxay ku qaabishay weftiga sare ee Qaramada Midoobey maqaam qurxoon oo Dowladeed.

    James kuma cusba la Shaqaynta PL oo waxay soo wada Shaqeeyeen mudo dheer,iyagoo soo wada qabtay Shaqooyin muhiim u ahaa Dowlad dhiska Somaliya iyo PL.

    Waa Nin aad uyaqaan oo fahansan awooda iyo maqaamka PL ay ku dhex leedahay Geeska Afrika oo aan ubaahnayn in loo Sharaxo ama looga xog waramo.

    Kulanku,waxa uu kusoo dhamaaday isfahan.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/07/An8ER649QuLt8vmcaHtNd9f7DhZeVJny-xUIBIlgUNcqoOPv9gnhKEqMzUojzxHv8YH1zUqSu_ha2bkSPlMFCFbu.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.