Islaan Ciise,waxa uu ka yimid Jabuti,waxaana Xamar lasoo martay Diyaarada,kadibna Xoosh,ayaa la orday oo Villa-da geeyay si uu iskugu sawiro.
Islaanku,Jabuti Dano gaar ah,ayuu utagay oo Shaqsiyadeed.
Isin Socdaal ah oo laysku soo sawiro maxay yeeli kartaa PL iyo hadafkeeda Dowlad dhiska Somaliya?.