Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maalinta dalxiiska Puntland oo sanadkan lagu qabtay Xeebta Mareero
    Puntland

    Maalinta dalxiiska Puntland oo sanadkan lagu qabtay Xeebta Mareero

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 29, 2025Updated:October 29, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xeebta Mareero Bosaso,waxaa lagu qabtay sanadkan xuska Maalinta dalxiiska Puntland oo sanadkiiba mar la qabto.

    Mareero oo si weyn loo qurxiyay loona qalabeeyay,ayaa nadiib uyeelatay in ay iskugu yimaadaan bulsho gaaraysa 500 oo Qof.

    Maalinta dalxiiska oo sanadkii hore lagu qabtay Xeebta Degmada Eyl,ayaa banaanka soo dhigtay fursadaha dalxiis ee PL haysato.

    Xuskan,wuxuu dhiirigeliyay bulshada PL,wuxuuna soo jiitay maalgashadayaasha,isagoo muujiyay in Bosaso amnigeeda la xaqiijiyay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.