Hot Topics

Tacsi:-Huruuse Xaaji Aadan Guuleed oo ku geeriyooday magaalada Nairobi

Waxaan tacsi tiiraanyo leh udireynaa dhamaan qoyska reer Xaaji Aadan Guuleed, gaar ahaan ilmihii iyo xaasaskii awoowe Huruuse Xaaji Aadan Guuleed oo ku geeriyooday magaalada Nairobi 28dii October 2017.
 
Waxaa tacsidaan diraya aniga oo ah Abdikayf Bashir Faarax Cali Qase,Xaaskeyga Safiya Dr. Aydarus Muuse Guuleed, Saalado Dr. Aydarus Muse,Dr. Abdirahman Ali Omar iyo Mahad Muse Guleed.
 
Waxaan illaah uga baryeynaa in uu kitaabkiisa midigta kasiiyo janatul Fardowsa intii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan haka siiyo *aamiin aamiin*
 
 
 
Leicester,UK