Hot Topics

Video:-Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya Oo maanta ka dooday miisaaniyada 2018

Wasiirka Maaliyadda Fadaraalka Cabdiraxmaan Ducaale Bayleh ayaa maanta horgeeyay miisaaniyadda Fadaraalka ee sanadka 2018-ka baarlamaanka fadaraalka Somaliya, si loo ansixiyo.
 
“Waxaa sharaf ii ah in aan Miisaaniyadda 2018-ka aan dhamaystiro diyaarinteeda, taasi oo maanta aan ka hor jeedinayo baarlamaanka. waxaana diyaar u nahay in aan dhaqaalaha sare u qaadano oo aan si daah furan u shaqeyno”ayuu yiri Beyle.
 
Miisaaniyadda Fadaraalka ee sanadka soo socda ee 2018-ka ayaa hore looga ansixiyay golaha Wasiirada ee xukuumadda fadaraalka soomaaliya,haatanawaxaa lagu wadaa in ay ansixiyaan xildhibaanada baarlamaanka Fadaraalka.hoos ak daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka