Hot Topics

VIDEO : Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay in doorashadii soomaaliland lagu kala adkaaday .

Faysal cali waraabe gudoomiyaha xisbiga UCID ee soomaaliland ayaa sheegay in lagu kala adkaaday doorashadii ka Dhacday somaliland ,wuxuuna ku eedeeyey xisbiga wadani inuu faafiyay warar been abuur ah .

HALKAN HOOSE KA DAAWO