Hot Topics

War deg-deg ah:-Musharax Cirro Oo qaadacay Guud ahaan Doorashadii Somaliland

Musharax Xisbiga Wadani oo hada la hadlayey warbaahinta ayaa qaadacay doorashada madaxtooyada somaliland sheegayna in doorashada lagu shubtahay degmo kasta oo dalka ah musuqmaasuq baahsana ka dhacay.