Hot Topics

DEG DEG – Wafdi ka socda Qatar oo soo gaaray Muqdisho, si kulan ula qaataan RW Khayre (Sawirro)

Wafdigan ka socday Dowladda Qatar oo ka kooban illaa iyo shan xubnood waxaa madaarka diyaaraha ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay qaar kamida Golaha Wasiirada Somalia, iyadoona loo gudbin doono xafiiska Ra’iisul Wasaare Khayre si ay uga wada hadlaan arimaha khuseeya labada dal.

Ma cada waxyaalaha rasmiga ah ee ay ka wada hadli doonaan masuuliyiinta labada dal, balse warar qaar ayaa sheegaya inay ka wada xaajoon doonaan cilaaqaadka siyaasadeed ka dhexeeya Qatar iyo Somalia.

FG-  Wixii soo kordha kala soco Warbaahinta Idil News.