Hot Topics

DEG DEG – Liiska Golaha Wasiirada Hir-shabeelle oo lagu dhawaaqay.

Jowhar – Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goordhow ku dhowaaqay liiska Golaha wasiirada xukuumadiisa oo ka kooban 47-xubnood.

Golaha wasiirada ayaa waxa ay isugu jiraan qaar hore uga tirsanaa dowladii Cali Cabdulaahi Cosoble iyo kuwo cusub.

Golaha Wasiirada ayaa waxa ay ka kooban yihiin 20 wasiir, halka wasiirk ku-xigeenadu yihiin 20,  iyo 7 Wasiiru Dowle.

FG-  Mar dhow fillo magacyada Golaha Wasiirada, Hadii Alle Idmo.