Hot Topics

DEG DEG – Warbaahinta Idil News oo heshay liiska Golaha Wasiirada cusub ee Hir-shabeelle (Akhriso)

Jowhar – Maxamed Cabdi Awaare Madaxwaynaha Hir-shabeelle ayaa goodh dhawayd ku dhawaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee Xukuumadiisa, kana kooban 57 xubnood.

Golaha Wasiirada cusub ayaa isugu jira qaar hore uga tirsanaa dowladdii Cali Cabdulaahi.

Akhriso Magacyada Golaha Wasiirada Hir-shabeelle.