Hot Topics

Video:-Cabdiqaybdiid”Gurigaygii waa la burburiyay Xaaskaygana dhib baa loo gaystay”

Senator Cabdi Xasan Cawaale “Qeybdiid oo ka mid ah  golaha Aqalka Sare  ee Fadaraalka Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Gudiga Dastuurka oo goor dhaweyd la hadlay warbaahinta,ayaa faah faahin ka bixiyay Howlgalkii maanta lagu galay gurigiisa iyo khasaarihii ka dhashay.

Waxa uu sheegay in gurigiisa ay galeen ciidamo kasocday DFS ilaaladii guriga iyo xaaskiisana ay dhibaato ugaysteen,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka