Video:-AMISOM’Waxaan qiraynaa in aanan faragashan karin khilaafka baarlamaanka”

Waxaan qiraynaa madax banaanida iyo dowladnimada Soomaaliya,isla markaana in aanan Awood u Lahayn in aan faragashano arimaha udhexeeya baarlamaanka fadaraalka Somaliya iyo in aan tagno guriga Baarlamaanka amar Madaxwaynaha Soomaaliya la’aantiis.hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka