Hot Topics

Video:-Ra’isalwasaaraha cusub Ee itoobiya oo kulan balaaran la yeeshay maamulka iyo bulshada DDSI

Waftigii balaarnaa ee uu hogaaminayay raysul wasaaraha JDFI Dr Abiyu Ahmed ayaa kulan balaaran  kula yeeshay madasha shirarka kaali ee xarunta madaxtooyada DDSJ masuuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDSI, odayaal dhaqameedka DDSI,culumada, shaqaalaha DDSI iyo qaybaha kala duwan ee bulshada DDSI,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka