Hot Topics

Video:-Jawaari Oo Farmaajo garab taagan ayaa xaqiijiyay in Uu beri is casili doono

Gudoomiyaha golaha shacabka fadaraalka Somaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari,ayaa shir jaraa’id oo ay wada qabteen isaga iyo Madaxweynaha Fadaraalka ah waxuu kaga dhawaaqay in uu maalinka beri ah si rasmi ah isku caisli doono.

Gudoomiye Jawaari,ayaa yiri”Waxaan shirkan jaraaid oo kaliya uqabanay in aan si kooban u sheego in Xildhibaanada amaanada ii dhiibtay aan hortooda ka cadayn doono maalinak beri ah in xilkii ay ii dhiibteen aan ka dagay”,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Hakan ka daawo muuqaalka