Dowlada fadaraalka oo war kasoo saartay heshiiska shirkada SKA

War-Saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay baaris ku sameyneyso hab raaca loo maray heshiiskaas la sheegay in lala galay Shirkada SKA,isla markaana hadii uu noqon waayo mid sidii loogu talo galay u dhacay uu heshiiskaas noqon doono mid aan waxba ka jirin.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedkla oo uu ku saxiixan yahay Siihaya xilka Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ahna Wasiir ku xigeenka Wasaaradda C/raxmaan Iidaan Yoonis.

 

 

Halkan ka akhriso:-