Video:-Xasan Daahir Aweys”Alshabaab waa abaal laawayaal Dadka isak laaya”

Muuqaalka uu soo duubay Xasan Daahir Aweys ayuu ku sheegay in ay Al-Shabaab meel walba dagaal ku qaadeen,waxuuna tusaale u soo qaatay Muqtaar Rooboow oo uu sheegay in uu ka mid ahaa hogaamiyaashii u gacan geliyey gobolada Bay iyo Bakool laakin ay ka abaal dhaceen.

“Runtii waxad tihiin dad khilaaf badan oo aan abaal laheyn muqtaar roobow oo howshaan idin soo bilaabay waad ku jisaarteen,Ummada waa la ilaashaadaa laakin cadawgi ayaa idinka yeeshay dadkii,waxad dhahdaan ciddii idinka hortimaado waa gaalo ama gaalo ayay la hadashay laakin waxan idin leeyahay war dadka si wanaagsan ula dhaqmo oo joojiya falalka aad sameyneysaan ayuu yiri ‘Xasan Daahir Aweys,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka