Video:-Cutub ka tirsan Ciidanka Somaliland Oo Puntland isku soo dhiibay

Cutub katirsanaa ciidamada Somaliland ee kusugnaa jiidaha hore ay maanta isku soo dhiibey ciidamada Difaaca Puntland.
 
Ciidamadan isa soo dhiibay,ayaa tiro ahaan kor u dhaafaya 100-Askari, kana tirsanaa qeybta Gacan Libaax ee ciidanka Somaliland,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka