Video:-Howlgallo Lagu Soo Celinayo Bilicda Boosaaso oo Ka Socda Magaaladaasi.

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa howlgal culus oo lagu soo celinayo bilicda magaalada laguna burburinayo dhismayaasha sharci darrada ah iyo kuwa aan bilicda magaalada ku haboonayn looga bannaynayo waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Boosaaso.

Howlgalkaani ayaa waxaa bilowgiisa goob joog ka ahaa, wasiirka wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda ahna gudoomiyaha gudiga soo celinta bilicda Boosaaso Cabdirashiid Maxamed Xirsi iyo xubnaha kale ee guddigaasi ka kooban yahay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka