Hot Topics

Toos U daawo dooarshada Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka

Waxaa soo dhamaatay wareegii koowaad ee doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ay ku tartameen ilaa 10 musharax oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaa wareega labaad isugu soo haray ilaa Afar Musharax oo kala ah Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo helay 83 cod, Ibraahim Isaaq Yaroow oo helay 69 cod, Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-Gareed oo helay 55 cod iyo Shariif Maxamed Cabdalla oo helay 19 cod.

Akhriso sida 10 musharax u kala helleen codadka :

1- Xildhibaan Maxamed Mursal Sh 83 Cod

2-Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow 69 Cod

3- Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen 54 cod

4- Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla 19 cod

5-Xildhibaan Cali Sheekh Nuur 16 cod

6- Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow 7-cod

7- Xildhibaan Maxamud Macalin Yaxye 7-cod

8- Xildhibaan Shariif Sheekhunaa Maye 5-cod

9- Xildhibaan Idris Cabdi Dhaqtar 3 cod

10-Xildhibaan Iimaan C/laahi Nuur. 3-cod

Wixii warar ah ee ka soo kordha waa idin soo gudbin doonnaa..

Halkan hoose ka daawo muuqaalka