Hot Topics

Puntland Tv Oo ka gaabiyay doorkiisii muhiimka ahaa Ee difaaca Dalka

Timire wariyayaal kuma jiro”

Muwaadin ,halgamaa,haldoor ku ad adag qadiaydisa,isla markaana yaqaan waxa uu yahay iyo waxa ay tahay in uu u adeego.

Puntland TV Wariye ka macna badnaa Timire kuma jiro.

 

 

In uu eersado oo lagu canaanto qadiaydiisa cad mahan wax la aqbali karo.

Maamulka Tv-ga iyo wsaaarada Warfaafinta waxa alooga fadhiyaa in ay abaal mariyaan Wariyahaas haldoorka ah ee xalaasha ah.

Puntland Tv waxuu ka gaabiyay doorkii kaga aadanaa dagaalka Tukaraq.

Kuma filna hal war oo dhawr daqiiqo soconaya ka qaybgalka difaaca.

Puntland Tv waa xaruntii hagi lahayd difaaca dalka,gubaabada ciidanka iyo midaynta shacabka,balse ma ahayn meeshii maanta iyada loo tilmaami lahaa shaqadeeda.

Waa nasiibdaro kale.

54000 oo dolar Maraykanka ah oo Dowlada Puntland uga baxa socod siinta Tv-ga shacabka Puntland wax ay usoo kordhisay majiraan.