Video:-Haweenka Puntland”Jeegaanta anagaa ujawaabayna oo isku maqaama ee ragayagu uma qalmo in ay ujawaabaan”

Caawa waxaa isugu soo baxay fagaaraha ay caanka ku tahay Garoowe (Barxadda) dadweyne u badan haween iyo dhalinyaro ,kuwaasoo taageersan hawlgalak dib uxoraynta Sool ee ay ku jiraan ciidanka difaaca Puntland.

Qaar ka mid ah haweenka mudaharaadaya oo la hadlay warbaahinta ayaa u jeediyay madaxda Jeegaanta iyo taageerayaashoodaba  hadalo dhiilo colaadeed huwan,digniin iyo dardaaran, waxayna sheegeen in ay ku garab taagan yihiin ciidanka dowladda Puntland hawlgalka ay ku jiraan.

”Ragayagu waa noo nasanayaa oo raga Somalialnd haweenka Puntland ayay isku maqaam yihiin”erayadaasi waxay ka mid ahaayeen baaqii Haweenka caawa ku mudaaharaadayay barxada Garowe,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka